DALKA IRAAN OO BAARAAYO SABABTA EY BURBURTAY DIYAARADDII…
(SAWIR)-KA.DIYAARADDII UU RAACAY MADAXWEYNIHII IRAAN EE BURBURTAY.
(ANKARA)-Diyaaradda Helokobtar ah oo ey leedahay Iraan o duqawday ayaa lagu riixay iftiinka ka dib markii shil ey todobaadkii hore galaafatay nolosha Madaxweynihii Iraan Ebrahim Raysi iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Xusee Amir-Cabdollahayan iyo todob kale. Wariye ka tirsan Wakaaladda Wararka Anadolu ee dalka Turkiga ayaa soo ururiyey xogta ku saabsan xaaladda diyaaradda dhacday iyo dayactirka diyaaradah Qumaatiga u kaca iyo agabka Mileteri ee dalka Iraan. Agabka Mileteri ee dalka Iraan oo ah nuucyo kala duwan ayaa dhammaantood waxaa la soo iibiyey ka hor sannadkii 1979-kii oo ah waqtigii uu curtay Kacaanka Islaamiga ah ee dalka Iraan waxayne wajahyaaan iney helaan dayactir aad u balaaran,waxaane caqabad aad u weyn ku noqotay cunaqabteynta caalamiga ah ee saaran dalka Iraan,wixii ka horeeyey 1979-kii dalka Iraan waxa uu gacan saar mileteri la lahaay dalka Maraykanka. Arrimahaan culus waxa ey sameeyeen shaqada ciidamadda dalka Iraan oo aan helin wax dayactir ah waxaane hoos u dhacay agabkii ey Iraan ka helaysay dalka Maraykanka.
ISHA/AA.