DALALKA DENMARK IYO SWEDEN OO CABSI LA SO DERISTAY.
(SAWIRKA)-WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA DENMARK.
(COPENHAGEN)-Dalka Denmark ayaa si “Dhab ah u qaatay”handadaadii uga timid kooxda Al-Qaacidda horaantii todobaadkan ka dib markii ey kooxda Al-Qaacidda ka carootay koox Xagjir ah oo reer Denmark ah ey tiro ka laba jeer gubeen Kitaaba Quraanka Kariimka ah gudaha daka Denmark. Maleeshiyaadka kooxda Al-Qaacidda ayaa soo saaray handadaad ku wajahan dalalka Sweden iyo Denmark,kooxda Al-Qaacidda ayaa warkaan ku baahisay warbaahinteed As-Sahab,waxaane warkaas kooxda Al-Qaacidda xaqiijiyey hayadaha amniga dalka Denmark.
ISHA/AN.