DAGAALKA LAASCAANOOD OO GALAY…

BAABUURTA GARGAARKA DEG DEGA AH.

(SOMALIA)-Ugu yaraan 82-qofood ey ku jiraan dad shacab ah ayaa lagu dilay dagaalka ka socdo sideeda maalmood magaaladda Laascaanood ee gobolka Sool ee maamulka Somliland,sidaas waxaa maanta oo Talaada ah sheegay hayadaha caafimaadka ee ku sugan halkaas. Dr.C/majiid Xuseen Sugulle kana hawlgala Isbitaalka Manhal ee magaaladda Laascaanood ayaa Wakaaladda Wararka Turkiga telefoon ugu sheegay ineey dhinteen dad dhan 82-qofood inta ey socdeen iska horimaadyada hubaysan ee magalaadda Laascaanod.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DILKII IDRIS DEBY YAA KA DAMBEYEY?

Next
Next

ASKERI ISRAA’IILI AH OO LAGU DILAY BARIGA QUDUS.