DAGAAL XOOGAN OO KA DHACAY BAKOOL.
(SAWIRKA)-CIIDAMADDA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED.
(TAYEGLAW)-Wararka ka imaanayo degmada Tayeglaw ee Gobolka Bakool ayaa sheegaayo in ciidamadda xooga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaayo xoogaga degaanka ey maanta oo Khamiis ah weerar ku qaadeen degaanada Ceel-Garas,Dudumaale, Waraabe iyo Mooro-Hagar oo dhammaantood hoostaga degmada Tayeglaw waxa eyna u jiraan 45-kiilomitir. DFS ayaa sheegtay in halkaasi lagu burburiyey cagtana lamariyey goobo ey deganaayeen Alshabaab muda badane ey dadka shacabka ah ey ku dhubaateyn jireen halkaasi.
ISHA/CAASIMADDA.