CUSMAAN KAVALA OO LA XUKUMAY.

(TURKEY)-Ganacasadaha caanka ah una dhashay dalkaas Turkiga Cusmaan Kavala gudaha dalkaas turkigana looga yaqaano”NINKII NAXARIISTA BADNAAY” ayey maanta oo Isniin ah(25/4/22)-ka maxakamadi ku xukuntay xabsi daa’in ah ka dib markii xukuumadda Turkiga uu u xirnaay muddo dhan 4-sano isagoo aan la soo taagin wax maxkamada.Ganacsde Cusmaan Kavala ayaa ku eedeysan inuu doonaayey inuu rido xukuumadda madaxweyne Ordogan,waxaane jiro rag kale oo Cusmaan la socday markii la xiraayey afar sano ka hor sabab xarigooda ayaa lagu sheegay ineey ka dambaysay ineey sameeyeen banaanbax looga soo horjeedo qaabka uu Ordogan ula dhaqmaayo shacabka Turkiga kana dhacay halka loo yaqaano Gezi Park sannadkii 2013-kii,ragaas kale lana jiray Cusamaan Kavala ayaa waxaa lagu xukumay 18-sano oo xarig ah.

XIGASHO MIDDLE EAST EYE.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

ASKERI KA TIRSAN WAGNER OO LA QABTAY.

Next
Next

100-QOFOOD OO KU DHIMATAY DALKA NAYJERIYA.