CUDURKA JUUDAANKA OO LAGA HELAY…

(SAWIRKA)DADKA QABA CUDURKA JUUDAANKA.

(USA)-Ma aha mid aad si dhaqsi ah u rumaysan doontid marka aad aragtid amaba aad maqashid,dalka Soomaaliya waxaa waqti hore ka jiray cuduro fara badan kuna dhaca dadka degan goobo ka fog caasimadda Muqdisho,cudurak JUUDAANKA waa cudur ka mida cudurada lagu arkay dalka Soomaaliya waqti hore balse hadda kama jiro dalka Soomaaliya oo lama sii arag cudurkaas,hadaba makula tahay in cudurka Juudaanka dad qabo laga helay dalka Maraykanka gaar ahaan gobolka Faloorida waa sida uu qoray wargayska ka soo baxa dalka Ingiriiska ee Telegraph shalay oo Jimca ahayd.

ISHA/TELEGRAPH.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MUHAAJIRIIN LAGU LA’AYAHAY XEEBAHA DALKA…

Next
Next

ECOWAS OO WEERAR KU AH…