CIIDAMADDA ILAALADDA XEBAHA LIIBIYA OO RASAAS KU FURAY…

MIGRATS.jpeg

Tahriibayaal ku sugnaay gudaha badda Miditereniyaanka una dhaw dhul xeebeedka Liibiya ayaa la soo sheegay ineey xabadeeyeen ciidamadda ilaaladda xeebaha ee dalkaas Liibiya maalintii Arbacadda ahayd-30/6/2021-ka,sida eey sheegtay hayad samafal oo laga leeyahay dalkaasi Jarmalka oo ka hawlgasha badda Miditereniyaanka ciidmadda Liibiya ayaa rasaaseeyey doonta eey la socdeen muhaajiriinta waxaane arrinkaas ka dhashay ineey badda ku dhintaan afar ka mida muhaajiriinta qaar kalane laga soo badbaadiyo.XIGASHO THE GUARDIAN.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

HAWEENKII KA TEGAY YURUB KUNA BIIRAY DAACISH OO…

Next
Next

ALSHABAAB OO SEDDEX SHAQAALA AH KU DILAY DHOOBLEEY GAARIISA.