ALSHABAAB OO SEDDEX SHAQAALA AH KU DILAY DHOOBLEEY GAARIISA.
Kooxda alshabaab ayaa waxa eey weerar ku qaadeen shaqaale ka shaqeynaayey dhismo waxa eeyna halkaas ku dileen seddex shaqaale ah waxa eeyna ku dhaawaceen hal kale waa sida eey sheegeen ciiamadda booliska ee dalkaas Kenya maanta oo ah Jimco-2/7/2021-ka. XIGASHO STAR.