CIIDAMADDA DFS OO SOO QABTAY AL-SHABAAB.

WARKII WASRAADDA G/DHIGA.

(JAWHAR)-Maamulka H/shabeele degmooyin ka tirsan oo ey ka socdaan dagaalo degaanka looga saaraayo kooxda Alshabaab ayaa la soo sheegayaa in CXDS soo qabteen hogaamiye sare iyo ilaaladiisa oo gaaraysay afar sida ey ogaatay SBM maanta oo Isniin ah,hogaamiya ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Cali Xasan”Macallin Xudayfa”hogaamiyahaan ayaa ku dhuumaalaysanaayey dhulka hawdka ah si aneey ciidamadda u arag isaga iyo ilaaladiisa. Ma aha markii ugu horeysay oo la qabto amaba la dilo hogaamiye sare kana tirsan kooxda Alshabaab ee jabka xoogan loogu gaystay maamulka H/shabeele,Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa hadda kaabiga ku haayo degmada Ruun-Nirgood ee goblka Sh/dhexe waxaane la filaa sida ey sheegeen ila xogogaal ah in todobaadyada inagu soo fool leh Alshabaab laga wada sifeyn doono dhammaan degaanada H/shabeele oo dhan.

ISHA WARKA

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DALKA DENMARK OO XUKUN KU RIDAY…

Next
Next

BILJAM OO DIGNIIN U DIRTAY DADKA KA JOOGO IRAAN.