CIIDAMADDA ATMIS OO SOOMAALIYA JOOGI DOONO…
(SAWIRKA)-GOLAHA AMNAAK EE QARAMADA MIDOOBE.
(NEW YORK)-Wararka aan ka helaayo magaaladda New Yorka ee dalka Maraykanka ayaa sheegaayo in Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobe(UNSC) uu maanta oo Khamiis ah(16/11/230-KA ansixiyey qaraar waqtiga ey joogayaan Soomaaliya loogu kordhinaayo Ciidamadda ku meel gaarka ah ee Midawga Afrika ee ATMIS waxaane la gaarsiiyey ilaa 30/6/24-ka. Qaraarka maanta la ansixiyey ee tirsigiisu yahay 2710 ayaa waxaa in la kordhiyo si wadajir ah u codsaday Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Ururka Midawga Afrika,waxaane Soomaaliya iyo Midawga Afrika ayagane laga codsaday iney soo sameeyaan qiimeyn wadajir ah oo dhinaca farsamada ah ugu dambeyn 31/3/24-ka.
ISHA/HIIRAAN.