BAARLAMAANKA SOOMALILAND OO HORYIMID HESHIISKII MUUSE SAXIIXAY.

(SAWIRKA)-MW-MUUSE BIIXI IYO ABIY AXMED.

(HARGEYSA)-Tan iyo markii Itoobiya iyo Soomaaliland ey kala saxiixdeen Heshiiskii is-afgaradka ahaay waxaa isa soo taraayey diidmada heshiiskaas baadilka ah ee lagu xalaaleysanayo Badda Soomaaliyeed,waxaane si cad oo aan gabasho lahayn uga hortimid heshiiskaas dawladda Federaalka Soomaaliya taaso ka qaadata mawqif cad una gudbisay caalamka sidoo kale waxaa iyagana mawqif ka qaatay dalalka Maraykanka iyo Ingriiska kuwaaso sheegay in dhulka Soomaaliyeed yahay mid lama taabtaan ah madax banaan yahane,hadaba maanta oo Talaada ah kuna beegan 13/2/24-ka waxaa magaaladda Hargeysa ee ah caasimadda Soomaaliland shir Jaraa’id ku qabtay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliland kuwaaso warbaahinta la wadaagay iney ka soo horjeedaan Heshiiska Xaaraanta ah ee uu saxiixay MW-Muuse Biixi,Xildhibaanada ayaa soo saaray afar qodob oo muhiim u ah bad qabka dhulka Soomaaliyeed.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

HAWLGAL ALSHBAAB LAGU LAAYEY OO KA DHACAY UGUNJI.

Next
Next

TALIYAHA GUUD EE CIIDAMADDA DALKA TALYAANIGA OO SOO GAARAY MUQDISHO.