ASKERI SOMALI-MARAYKAN AH OO XUKUN KU DHACAY MAANTA.

(MINNEAPOLIS):Maxkamadda ku taalo dalka Maraykanka gaar ahaan magalaadda Minneapolis oo ah magaaladda ugu weyn gobolka eey ugu badan yihiin Soomaalidda ku sugan dalkaasi Maraykanka ayaa maanta waxa eey xukun cusub ku riday askeri Soamli-Maraykan ah lana yiraahdo Maxamed Nuur,askeigaan ayaa sannadkii 2017-kii waxa uu dilay gabar asalkeedu yahay Australian balse haysata dhalshadda dalka Maraykanka,Justine Ruszczyk oo afartan(40)-jir ah ayaa wacday booliska si loogu soo diro gurmad deg deg ah waxaane goobtii soo gaaray Maxamed Nuur iyo askeri kala oo la socday,ujeedka wicitaanka ee Justine ayaa ahaay mid loo malaynaayo in gurigeeda gadaashiisa uu ka dhacay Kufsi waane halkaas meesha eey toogashadda ka dhacday Justine ku dhimatay.Maxamed ayey maxkamadda maanta ku xukuntay konton iyo todoba(57) bilood oo noqonayso ku dhawaad shan sano oo xabsi ah.XIGASHO NBR.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TURKIGA OO XIRAY DAD U ADEEGAAYEY MOSSAD.

Next
Next

XUBIN LAGA SOO QAADAY JIRKA DOOFAARKA LANA GELIYEY….