SOOMAALIYA OO KA MID NOQOTAY 16-KA…

WFP.jpg

Dagaalo,dhaqaale xumi,isbedelka hawada,cudurka Covid-19,ayaa sababay in dalalka Burkiino Faaso,Nayjeeriya,koonfurta suudaan iyo Yaman ineey soo food saarto gaajo iyo macluul aad u xun,xaaladda dalalkaan ayaa ah mid ka sii dari doonto bilaha soo socdo sida eey sheegtay hayadda cuntadda adduunka ee marka la soo gaabiyo magaceeda loo yaqaano WFP.

Sida eey sheegtay warbixinta cusub eey sida wadajirka ah u soo wada saareen Hayadda Beeraha(FAO) iyo Hayadda cuntadda adduunka(WFP) ayey ka digeen in afartaas dal ee la sheegay eey wajihi doonaan cunti xumi aad ba’an haddii aan lala soo gaarin kaalmom deg deg ah.XIGASHO ANADOLU.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

LABA QOFOOD OO DHALATAY CZECH OO..

Next
Next

DAGAALKA ITOOBIYA OO SII KORDHAY.