AFGEMBI KA DHACAY DALKA SUUDAAN.

(SUUDAAN):Dalka Suudaan waxa uu ka mid yahay wadamadda qaaradda Afrika uu ka dhacO afgembi ciidamadu xukunka kula wareegaan waxaane ugu dambeeyey madaxweynihii xukunka looga tuuray kalitalisnimo ee hadda ah xukun sugaha Cumar Al-Bashiir,bil ka hor ayey ahayd markii dalka Suudaan laga soo sheegay inuu fashilmay afgembi eey ka dambeeyeen ciidmada balse waxaa taas gashaanka u daruuray taliska ciidamadda Suudaan ee ka mid ah dawladda isku dhafka ah ee hadda ka jirta dalka Suudaan.Maanta oo ah Isniin(25/10/2021)-ka waxaa ka dhacay afgembi eey hogaaminaayaan ciidmaadda qalabka sida ee dalkaas Suudaan waxaane xabsi guri la geliyey RW-Xamduuk iyo qaar ka mida golihiisa wasiiradda,arrintaan ayaa waxaa ka dhashay banaanbaxyo wato rabshado waxaane ku dhintay dad gaaraayo sideed ruux waxaane ku dhaawwcmay labaatan kale dadkaaso u badan dhallinyaro u sabab ahayd in xukunka laga tuuro kaligii taliye Cumar Al-Bashiir.Madaxa ciidamadda Suudaan Gen.Burhaan ayaa sheegay in la baabi’iyey dawladdii ku meelgaarka ahayd dalkana uu galay xaalad deg deg ah.Wasiirka warfaafinta dalka Suudaan ayaa sheegay in RW-Xamduuk xireen ciidmaadda uuna ku jiro xabsi guri ka dib markii uu diiday inuu soo saaro bayaan uu ku sheegaayo in dalka eey qansadeen ciidmadda.XIGASHO WAKAALADAHA.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

MUSAAFURINTA GANACSATADA SOOMAALIYEED EE ANKARA.

Next
Next

WAA KUMA SHAQSIGA QARAXYADA U SAMEEYO ALSHABAAB?