ABAARAHA BARIGA AFRIKA OO…
ABAARAHA BARIGA AFRIKA.
(NAIROBI)-Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa sheegayso in qiyaastii 43-ku qofood ey ku dhinteen gudaha dalka Soomaaliya kuwaaso ey haleeleen abaaro daba dheeraaday sannadkii 2022-kii,dadka dhintay ayaa barkood yihiin caruur ey da’adoodu ka yar tahay shan sano,waane markii ugu horeysay oo si rasmi ah loo sheego abaarta baahsan ee ku dhufatay wadamadda Geeska Afrika. Ugu yaraan 18-kun qofood iyo in ka badan 34-kun ayaa ku geeriyooday isbedelka cimilada lixdii bilood ee ugu horeysay sannadkaan-2023-ka.
ISHA WARKA AP.