60-QOFOOD OO LAGU LA’AYAHAY XEEBAHA…

(SAWIRKA)-DOON KU GADOONTAY DALKA CAPR VERDE.

(RWANDA)-Doon siday Muhaajiriin ka soo jeedo dalka Senigal ayaa ku gadoontay xeebaha dalka Cape Verde ee badda Atlantiga,doonta gadoontay ayaa waxaa lagu la’ayahay dad gaaraayo ilaa 60-qofood,sidaas waxaa laga soo xigtay warbaahinta gudaha shalay oo Arbaca ahayd. “In ka badan 60-dan muhaajir ayaa laga cabsi qabaa iney ku dhinteen ka dib markii Huuri ey saarnaayeen kana soo shiraacday xeebaha dalka senigal horaantii bishii Luuliyo-2023-ka kuna gadoontay xeebaha dalka Cape Verdi,Huuriga gadoomaya ayaa la aqoonsaday 14/7/23-ka sidaas waxaa sheegay Wargayska Portal Senego”,isla arrinkaan ayaa waxaa ka hadlay madaxa wwaxaad socdaalka adduunka(IOM)Safa Msehli.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

TUNISIYA: CUNSURIYEYN KA JIRTA XEROOYINKA QAXOOTIGA.

Next
Next

TAHRIIBKA OO KU BATAY INGIRIISKA.