56-QOFOOD OO KU DHIMATAY K/SUUDAAN.

SAWIRKA RASAASTII.

(JUBA)-Rabshado cusub oo u dhexeeyo dad meel wada dego dalka Koonfurta Suudaan ayaa waxaa lagu dilay dad gaaraay 56-qofood oo wada shacab ah,sida ey sheegeen masuuliyiinta maxaliga maanta oo Talaada ah. Iska horimaad ayaa ka qarxay dhul hoos yimaado maamulka PIBOR Greater,waxa eyna rabshaduhu u dhexeeyaan koox dhallinyara ah oo hubaysan kana timid PIBOR Greater iyo maamulka la deriska ah ee JANGLEI. “Iska horimaadka ayaa soo bilawday shalay oo Isniin ahayd waxa uuna ka bilawday magaalooyinka Gumuruk iyo Kongor ee maamulka Pibor waxa uu soo dhammaaday habeenkii”sidaas waxaa sheegay Wasiirka Warfaafinta maamulka Pibor Abraham Kelang Jiji.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

UZBEKISTA: CAUUR U DHIMATAY SHAROOBO…

Next
Next

QOYSKA CALI DAEI OO XOOG LOOGA DEJIYEY…..