449-MILYAN OO CARUUR AH AYAA KU…

DHIBAATOYINKA HAYSTO CARUURTA CAALAMKA.

(ANKARA)-In ka badan 449-milyan oo caruur ah ayaa ku nool dhulka ey ka jiraan rabshadaha iyo iska horimaadyada hubaysan sannadkii 2021-kii,sidaas waxa laga soo xigtay warbixin ey soo saareen ururada aan dawliga ahay(NGO) iyo ururka SAVE THE CHILDREN. Ugu dhawaan 24-kun rabshadood oo qatar ah lidna ku ah caruurta iyo iska horimaadyo hubaysan ayaa la sheegay iney dheceen sannadkii 2021-kii marka loo fiiriyo warbixinta ka soo baxday Qaramada Midoobe. Inta badan dembiyada caadiga ah ee lidka ku ah caruurta ayaa waxaa ka mida dilka,naafeynta iyo in loo diido ineey helaan kaalmo bani’adanimo.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

MAXAA DHICI DOONO HADDII ATMIS EY KA…

Next
Next

78-DAL OO KA QEYBGALAY…