22-MUHAAJIR SOOMAALINA KU JIRTO OO LA QABTAY.

_85551839_85551837.jpeg

22-Muhaajir kana kala yimid afar dal ayaa la qabtay ayagoo ku dhuumanaayo baabur kuwa qaada xamuulka ah xuduudka dalka Hangeri. Saraakiisha booliska kuna sugan xuduudka galbeed kuna dhaw tuuladda Arad ayaa ogaaday 22-muhaajir una kala dhashay dalalka Suuriya,Soomaaliya,Masar iyo Itoobiya, waxa eeyna muhaajiriintu isku dayaayeen ineey si sharci darra ah uga gudbaan xuduuda dalka Hungeri,muhaajiriinta la qabtay ayaa lagu soo qariyey baabuur kuwa qaada xamuulka ah sidayne qalabka korontada,waxa uuna baabuurka ka diiwaan gashan yahay dalka Romaaniya waxaane baabuurka lagu soo hubiyey barta koontarool ee Nadlac-2 ee ku taalo xuduuda,waxaane baabuurka wade ka ahaay darawal u dhashay dalka Turkiga kaasoo qalab koronto ka qaaday shirkad laga leeyahay dalka Booland. XIGASHO STIRIPESURE.RO

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

DAWLADDA QADAR OO DADAAL UGU JIRTO LA WAREEGIDDA DACWADDA BADDA EE SOOMAALIYA IYO KENYA.

Next
Next

HAYADAHA AAN DAWLIGA AHAYN OO CAMBAAREEYEY MAXKAMAD GIRIIGA KU TAAL.