ITOOBIYA-ERITEREEYA OO LA FILAAYO IN WEERAR MILETARI OO LABAAD UGA YIMAADO TIGRAY.
Dagaalka lagu qaaday Qawmiyadda tigray ayaa ah mid la bilaabay qorshayntiisa bishii sebtembat-2020-ka,waxa uuna dagalka si rasmi ah u bilawday 3/11/2020-ka waxa uuna dhammaaday 28/11/2020-ka sida eey sheegtay dawladda Itoobiya,ciidamadda ka qeyb galay dagaalka Tigray ayaa lagu qiyaasya ineey dhammaayeen sideetan kun(80,000),waxaane Eritereeya kaga qeygalay dagaalkaas ciidamo dhan laba iyo toban kun(12,000) ciidan,soomaaliya waxaa uga qeybgalay laba kun iyo shan boqol(2,500) ciidan waxaane ciidankas ka badbaaday sida la sheegay shan boqol(500) askeri waa sida uu maanta qoray Erigazette.org,cidamadda soomalaiodda ah kana qeybgalay dagaalkaas ayaa la sheegay in dawladda Eritereeya qasab ku gelisay dagaalka eeyna ku le’edeen intooda badan.XIGASHO ERIGAZETTE.ORG.