NINKII ISKU QARXIYEY NASHVILLE SAAXIBTII OO…

9819a35d-5fd2-464f-af29-e2c539d06249-bomb_site_drone_30.jpeg

Maalintii Jimcaha ee ina soo dhaaftay kuna beegneed 25-ka bishaan diseembar-2020-ka loona dabaal degaayey ciida chrismast-ka ayaa ayaa waxaa nin isku qarxiyey magaaladda Nashville ee gobolka tennese ee dalka Maraykanka qaraxaas ayaa waxa uu geestay dhibaato aad xoogan,warar hadda soo baxay ayaa sheegaayo in ninka is qarxiyey saaxibtiis eey booliska u sheegtay in saaxibkeed warner faraha kula jiro sameeynta waxyabaha qarxa bishii Agoosto sannadkii 2019-kii arrintaan ayaa waxa daabacay wargayska TENNESSEAN ee ka soo baxa gobolkaas.XIGASHO TENNESEAN.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

ITOOBIYA MA WAXA EEY NOQON DOONTAA…

Next
Next

QARAX LULAY MAANTA GAROONKA DIYAARADAHA CADAN.