15-QOFOOD OO LAGU DILAY MAQAAQYAD…
EHELADII DADKII LA LAAYEY.
(JOHANNESBURG)_Toogasho aad u culus oo ka dhacday maqaayad ku taalo Soweto ee gobolka Johannesburg ee dalkaasi Koonfur Afrika ayaa waxaa lagu dilay dad gaaraayo 15-qofood isuguna jira rag iyo dumar waxaane weerarkaasi lagu dhaawacay dad kale kuwaaso eey aad u liidato xaaladooda caafimaad sida laga soo xigtay ciidamadda booliska. Booliska ayaa sheegay ineey baarayaan xogta sheegeyso ineey jirto koox rag ah kuna timid bus yar oo Tagsi ah ka dibne kooxda eey fureen rasaas waxa eeyna rasaasta ku fureen dad ku sugnaay maqaayadda waxyar uun ka dib habeen barkii Axada. Dadkii ku dhaawacmay weerarkaas ayaa la geeyey Isbitaalka Chris Hani Baragwanath si halkaasi loogu daaweeyo.
ISHA WARKA AP.