SHAQAALE TURKI AH OO LAGU DHAAWACAY CADAN OO…
Cali Can Budak waxa uu xubin ka ahaay shaqaalaha ururka bisha cas ee dalka turkiga waxaane Cali lagu dhaawacay magaaladda Cadan ee koonfurta dalka yaman Talaadadii la soo dhaafay ka fdib markii koox hubaysan oo haybtooda la aqoon eey ku fureen rasaas taasoo Cali ka haleeshay ka dibne loola cararay cisbitaal ku yaalo magaaladda Cadan waxaane halkaas loogu sameeyey qaliin dhinaca madaxa ah,waxaane Cali maanta oo Axad ah dib loogu celiyey dalkiia si halkaas loogu daaweeyo. Dalka yaman gaara ahaan magaaladda Cadan waxaa ku sugan ciidamo yamaniyiin uu tababaray dalka Imaraatka carabta lana yiraahdo xizaam amni waane eey dhici kartaa in hawlgalkaan la rabay in lagu khaarijiyo Cali in imaaraatka ka dambeeyeen. XIGASHO ANADOLU