Kacdoonka ka jira…

Image-ETV-Screen-Grab.png

Waxaa maalimihii la soo dhaafay caasimadda dalka Itoobiya ee Adds Ababa ka socday babaanbaxyo wato rabshado,banaanbaxyada ayaa waxaa samayhaayey qoomiyadda Oromadda ka dib markii la dilay fanaan caan ah kana soo jeeda qoomiyadda oromadda waxaane la xiray siyaasiga ree Oromo ee la yiraahdo Jawar Maxamed oo mucaarad ku ah xukuumadda uu hogaamiyo abyi axmed ee watigeedu yahay dhammaadka balse sameeysatay waqti kororsi.

Halkaan Riix:

Previous
Previous

NISA WAA ALSHABAAB.

Next
Next

Shilalkii ka dhacay xajka.