Dacwadii Kahashuqji.
Waxaa magaaladda istambuul ee dalka Turkiga maxkamadda Caglayan laga bilaa dhegaysiga dacwadii ku saabsaneed dilkii loo gaystay saxafigii u dhashay sacuudiga jamaal Kahshuqji,edaysanaaysha ayaa u wada dhashay dalka sacuudiga ayagoo wada maqan ayaana dacwadooda la dhegaysan doonaa,waqtiga dacwada bilaabanayso ayaa lagu sheegay tobanka subaxnimo ee magaaladda istambuul.