YAA DILAY BASHI XOOSH JIBRIIL?

(KANADA):Aun-Baashi xoosh Jibriil waxa uu in mudda ahba u dhaqdhaqaaqaayey arrimaha bulshada waxa uuna bulshada ka kaalmeeynayey dhinaca socdaalka iyo jinsiyadaha dadka ku nool degaanadda Dixon iyo Rexdale gobolka Toronto ee dalka Kanada,halkaas ayuu AUN- baashi ka ahay nimaan daalin kaalmeeyana dadka u baahan kaalmada dhinaca sharciga ah iyo isu kenidda qoysaska kala maqan.AUN-Bashi ayaa geeriyooday isagoo laba iyo konton(52)-jir ah ka dib markii eey qoyskiisa sheegeen in la weeraray loona gaystay dhac hubaysan(Robbery) looguna gaystay magaaladda Istambuul ee dalka Turkiga lixdii bishaan dismbar(6/12/2021)-ka,AUN-Baashi ayaa qorshaynayey inuu u guuro dalka Turkiga isaga,xaaskiisa iyo wiilkiisa.ISHA THE STAR.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

HINDIYA:DAD SOOMAALI AH OO LAGA HELAY FAYRUSKA OMICRON.

Next
Next

UEFA OO DIIDAN QORSHAHA FIFA.