XUKUUMADDA ISARE OO KA XUN KKK.

(SAWIRKA)-TAMIR PARDO.

(ISRAEL)-Madaxii hore ee hayadda Sirdoonka dalka israel(MOSSAD) ayaa maanta oo Khamiis ah sheegay in dawladda Israel ee hadda jirtaa ey tahay mid ey aad ugu xoogan yihiin masuuliyiin Xagjiro ah,waxaane ka mida ayuu yiri xisbiyo midab kala sooc ah isla markaasne xagjiro ah. Tamir Pardo oo horay u soo qabtay xilka ugu sareeyo hayadda Sirdoonka israel ee Mossad oo u hadlaayey raadiyaha Kan ayaa sheegay inuu rumaysan yahay Wasiiradda Itmar Ben Gvir iyo Benzalel Smotrich ey wakiil ka yihiin laba xisbi oo aad u xun isla markaasne ah xisbiyo midab kala sooc ah,labadaan xisbi ayaa ka xun cadaanka Maraykanka ee xagjirk ah.

ISHA/MEE.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DALKA SWEDEN OO XAALAD ADAG OO AMNI GALAY.

Next
Next

SOMALIA IYO MARAYKANKAOO KA WADA HADLAY…