XUKUN CUSUB OO LAGU RIDAY…
SAWIRKA TAO IYO KUENG.
(ST.PAUL)-Garsoore heer Federaal ah ayaa maalintii shalay oo ahayd Arbaca waxa uu xabsi dhan seddex sano iyo seddex iyo bar sano ku xukumay askar hore kana tirsaneed booliska magaaladda Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalkaasi Maraykanka,J.Alexander Kueng waxaa lagu xukumay seddex sano halka Tao Thao lagu xukumay seddex sano iyo bar dhammaan askartaan ayaa ku eedeysnaay qeybtii eey ka qaateen dilkii George Floyd,xabsigaan laga khafiifiyey labadaan askeri ayaa timid ka dib markii la ogaday ineey ahayeen askar wanaagsan gelina dembiyo hore iyo ineey ahaayeen askar cusub.
ISHA WARKA AP.