XOGHAYAHA G/BANADIR FEYSAL CARAALE OO KA HADLAY…

(SAWIRKA)-MW-XASAN OO BOOQDAY DHAAWACYADII WEERARKII HOTEL SYL.(XOGHAYAHA G/BANADIR).

(MUQDISHO)-Wararka ka imaanayo caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud inuu booqasho ugu tegay dadkii ku dhaawacmay weerarkii lagu qaaday Hotel-ka SYL ee magaaladda Muqdisho bishu markey afar iyo tobanka-2024-ka,masuuliyiinta weerarkaasi ku dhaawacantay ayaa waxaa ka mid ah Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir Feysal Caraale Afrax waxa uuna Feysal sheegay in weerarkii Hotel SYL ahaay kii ugu xumaay ee soo maray intuu arkaayey weeraro lagu soo qaaday Hotel uu degan yahay,Xoghayaha ayaa sheegay”Jugtu markeey dhacda,wiilkeyga waa booday isagoo cararay. Waa soo qabtay waxaane ku iri aabe fariiso ka dibne waxaan isku dayey sidii aan nafaheyna u maareyno,naftaada waad mareyn kartaa laakin mid kale oo waliba ilmahaaga ah waa ka sii welwel badan tahay waana ka sii naxdin badan tahay”.

ISHA/CAASIMADDA.

RIIX HALKAN.

Previous
Previous

XUKUUMADDA CUSUB EE DENI OO EY SOO WAJAHDAY..

Next
Next

LABA XIDIGLE MACAWIYE OO LOO HAYSTO DILKII G/L.XASAN TUURE.