XABAD JOOJINTII DALKA SUDAN OO JABTAY.
GAADIIDKII DAGAAL EE LAGU GUBAY KHARTUUM.
(SUDAN)-Waxaa guul daraystay 72-saacadood ee lagu dhawaaqay xabad joojinta dalka Sudan waxaane weli halkiisii ka sii socdo iska horimaadkii u dhexeeyey ciimadda xukuumadda Sudan(SAF) iyo xoogaga gurmadka deg dega ah(RSF) sidaas waxaa sheegay ururka dhaqaatiirka dalka Sudan(CCSD) maanta oo Sabti ah(222/4/23)-ka. Dagaalka dalka Sudan ayaa ku fiday degaano cusub sida magaalooyinka Umdurman iyo Baxri oo ah laba magaalo oo dhinaca ku haayo magaaladda caasimadda ah ee Khartuum.
ISHA WARKA AA.