WILLIAM RUTO OO NOQDAY MADAXWEYNAHA DALKA KENYA.
MAXKAMADA SARE EE KENYA OO GO’AMISAY RUTO YAHAY.
(NAIROBI)-Dalka Kenya waxaa bishii hore ee Agoosto sagallkeedii(9/8/22)-ka ka dhacday doorashadii Madaxweyne,natiijadii ugu horeysay uu soo saaray gudiga doorashooyinka dalkaasi Kenya(IEBA) ayaa lagu sheegay in William Ruto ku guulaystay doorashada balse arrinkaas waxaa ka biya diiday ninka ku gaboobay mucaaradnimada dalka Kenya ee 77-jirka ah Raila Odinga waxa uuna dacwad u gudbiyey Maxkamadda sare ee dalkaasi Kenya,baaritaan dheer eey sameeysay Maxkamada sare ee Kenya ayey go’aamisay maanta oo Isniin ah ineey sax tahay natiijadii gudiga uu horay u soo saaray W.Ruto uu yahay Madaxweynaha dalka Kenya.
ISHA WARKA AA.