WERAR KA DHACAY DALKA MASAAJID KU YAALO DALKA ALBANIYA.
Nin u dhashay dalka Albaniya ayaa waxa uu mindi ku weeraray dadku sugnaay Masaajid maanta oo Isniin ah 19/4/2021-ka,werarka ayaa waxa ku dhawacmay shan qofood oo waqtigaas ku sugnaay Masaajidka,waxa uu masaajidka ku yaalaa caasimadda dalka Albaniya ee Tirana waxa uu booliska dalkaas wadaa inuu ogaado sababta keentay in ninkaan weeraro dadkaan.
“Rudolfo Nikolli oo sodon shan(35)-ah ayaa soo galay Masaajidka Dine Hoxha ee ku yaalo bartamaha caasimadda Tirana saacadu markeey ahayd 2:30-galabnimo” sidaas waxaa sheegay ciidamadda booliska ee dalka Albaniya. XIGASHO AP.