WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY NORWAY.

(OSLO):Dalka Noorway caasimadiisa Oslo waxaa maanta oo Talaada ah(9/11/2021)-ka ka dhacay weerar loo adeegsaday Mindi,weerarka ayaa waxaa geystay nin watay mindi waxa uuna weeraray dad maraayey wadada ka hor inta eeysan boolisku toogan.Warbaahinta dalka Noorway ayaa soo bandhigtay sawiro laga qaaday qofka gaystay weerarka loo adeegsaday Mindida waxaane la arkay in qofka geystay weerarka inuusan qeybta sare ee jirkiisa wax dhara ku haysan,weerarkas ayaa lagu dhaawacay dad shacab ah iyo hal askeri uu soo gaaray dhawac sahlan.ISHA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

HUBKA IRAAN EE SOO GALA SOOMAALIYA.

Next
Next

WASIIR CARAB IYO GUDOOMIYE FILISH KEEBAA KHALDAN?