WEERAR KA DHACAY KOONFUR AFRIKA.
GOOBTII SHILKU KA DHACAY.
(JOHANNESBUG)-Sideed qofood ayaa ku geeriyootay ka dib markii nin hubaysan uu galay guri ku yaalo dalka Koonfur Afrika gurigaaso dhaca bariga magaaladda Cap Town,ninka hubaysan ayaa si aan kala sooc lahayn u toogtay martidii ka soo qeybgashay xaflad dhalasho oo guriga ka jirtay,sidaas waxaa sheegtay xukuumadda Koonfur Afrika maanta oo Isniin ah. Shilka ayaa dhacay habeenkii xalay oo Axad ahayd waxa uuna ka dhacay magaaladda Gqebertha loona yaqaano PORT ELIZABETH sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay booliska dalka Koonfur Afrika.
ISHA WARKA AA.