WASIIRADDA ARRIMAHA DIBADDA LIBIYA OO LAGA JOOJIYEY…
(SAWIRKA)-WASIIRADDA ARRIMAHA DIBADDA LIBIYA MANGUUSH.
(TRIPOLI)-Reysal Wasaaaraha dalka Libiya C/xamiid Debeybah ayaa waxa uu shaqo jooin ku sameeyey Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadiisa gabadha lagu magacaabo Manguush ka dib markii ey dalka Talyaaniga si qarsoodi ah ey kula kulanta dhigeeda dalka Israel Cohen,RW-C/xamiid ayaa sheegay iney tahay mid aan la aqbali karin in masuul metelaayo shacabka Libiya uu la kulmo lana galo fadhi ku saabasn ayaaha sahacabka Libiya masuul Yahuud ah eyna colaadi kala dhexeyso wadamadda Carabta iyo Muslimiinta caalamka oo dhan.
ISHA/VOA-SOMALI.