WARGAYSYADA UGANDHA OO WELI HADAL HAAYO…

(SAWIRKA)-MEYDADKA CIIDMADA UGANDHA.

(KAMPALA)-Tan iyo markii uu dhacay weerarkii ey kooxda Alshabaab ku qaaday saldhiga ciidamadda Midawga Afrika ee Soomaaliya Atmis ee degaanka Buulo-Mareer kana tirsan Gobolka Shabeelada Hoose waxaa isa soo taraayey hadal haynta weerarkaas waxaane wax badan ka qoray wargaysyada dalka Ugandha haba ugu sii darnaadee Daily Monitor Uganda. Wargayskaan ayaa waxa uu qoray dhawr maqaal kuna saabsan arrintii Buulo-Mareer waxa uuna sameeyey isbarbardhig wixii horay ugu dhacay ciidamadda Atmis gaar ahaan kuwa ka socdo dalka Ugandha iyo dhacdadii Buulo-Mareer,maanta oo Sabti ah(10/6/23)-ka ayuu wargayska wax ka yiri arrimaha dhinaca maamulka ee Atmis gaar ahaan dhaqaalaha,taakulaynta ciidamada Atmis iyo doorka ey Maraykanka iyo Turkiga ku leeyihiin ciidamada dalka Soomaaliya tababarkooda,hadaba halkaan waxa aan idiinku soo gudbihaa waxa uu qoray wargayska.

ISHA WARKA DAILY MONITOR.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

MARKAB TURKIGU LEEYAHAY OO KA BADBAADAY…

Next
Next

CIIDAMADDA TURKIGA OO QABTAY…