WAA MAXAY SABABTA ALSHABAAB UGA CAROOTAY..?

(SAWIRKA)- CIIDAMADDA XOOGA DALKA SOOMAALIYA.

(SOMALIA)-Dhawanahan DFS ayaa bilawday iney ciidamadda qalabka sida qeybahooda kala duwan siiso magacyo aan horay loo siin jirin qeybaha ciidamadda,arrintaan ayaa carro aad u weyn waxa ey ku dhallisay kooxda Alshabaab waxayne kooxda hadda la yaaban tahay sababta keentay in maanta ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya ey kooxda Alshabaab u taqaano “RIDADA” loogu bixiyey magaca ragii ugu dhawaay Nabi Muxamed SCW. In Alshabaab arrinkaan ka carooto waxa ey muujinaysaa in kooxdaan u aqoonsan tahay in dadka Soomaaliyeed yihiin gaalo qaadan karine magac Saxaabi,Guutada Khaalid Bin Waliid ayaa kooxda Nabar xanuun badan ku noqotay markii ey arkeen ayagoo loo daabulaayo furimaha la dagaalalnka Alshabaab.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

HAWENEY REER IRAAN AH OO GUBTAY…

Next
Next

DAGAAL KA QARXAY GOBOLKA AMXAARADDA.