URURKA NATO OO SHIRI DOONO…

BERLIN.

(ANKARA)-Saraakiil sare kana kala socdo dalalka Turkiga,Jarmal,Maraykanka,Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa maalintii shalay oo Talaado ahayd waxa eey ku kulmeen magaaladda Berlin ee dalka Jarmalka si eey go’aan uga gaaraan fadhiga soo socdo ee hogaamiyeyaasha wadamadda ku bahoobay ururka NATO iyo horumarinta gobolka.Afhayeenka Madaxweynaha Turkiga Ibraahim Kalin,kaaliyaha Reysal Wasaaraha Jarmalka dhinaca amniga iyo arrimaha dibadda Jens Ploter,la taliyaha amniga ee Maraykanka Jack Sullivan,la taliyaha amniga Ingiriiska Stephen Lovegrove iyo xoghayaha guud ee arrimaha siyaasadda iyo amniga ee wasaaradda arrimaha dibadda Faransiiska u qaabilsan qaaradda Yurub Philip Errora ayaa ka qeybgalay shirkii ka dhacay Berlin.

ISHA WARKA DS.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

QAALI INGIRIIS AH OO JOOJIYEY…

Next
Next

SHIR LOOGA HADLAAYEY ARRIMAHA ….