UGANDHA OO WELI KA HADLEYSA…

CIIDAMADDA ATMIS.

(kampala)-Sida laga soo xigtay ciidamadda hawlgalka Afrika ee Atmis, ciidamadda Maraykanka ee Qaaradda Afrika loona yaqaano AFRICOM ayaa weerar cirka ah waxa ey ku qaadeen maleeshiyaadka Alshabaab kuwaaso hub iyo saanad ka soo furtay saldhiga ciidamada Ugandha ee ka tirsan Atmis ey ku leeyihiin degaanka Buul-Mareer maalintii Jimcaha kuna beegnees 26/5/23-ka,waxaane ciidamadda Atmis ee reer Ugandha u suuraragashay iney dib u soo ceshadaan hubkii iyo saanadii ey kooxda Alshabaab ka qaadatay saldhuga Atmis ee Buula-Mreer.

ISHA WARKA DAILY MONITOR.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

XILDHIBANKII UGU HOREYEY OO SOOMAALI AH.

Next
Next

MESEGAWAY OO LAGU JEBIYEY ALSHAAAB.