UEFA OO GANAAXDAY MADAX NAADI.
Saraakiil naadi oo reer Azarbajaan ah ayey UEFA ka joojisay cayaaraha inta ka harsan noloshooda maalintii khamiista,sarakiishaan ayaa lagu eedeeyey cusurinimo ka dib markii eey baraha bulshada soo dhigEen faalo. Nurlan Ibrahimov ayaa qoray faalo lagu eedeeynaayo dalka Armiiniya taasoo aan wax xiriir ah la lahayn kubadda cagta arrintaan ayaa dhacday inta lagu guda jiray dagaalka u dhexeeyey dalalka Azarbajaan iyo Armiiniya kaasoo mar kale holcay bishii sebtembar-2020-ka,waxaane dagaalkaan u sabab ah dhulka muranka ka taagan yahay ee NAGOORNO-KARABAKHA. UEFA ma aysan bixin faafaahin ku saabsan faaladda uu qoray NURLAN IBRAHIMOV, waxayna UEFA intaas raacisay ineey FIFA weydiisan doonto in la balaariyo xayiraada NURLAN IBRAHIMOV lana gaarsiisyo mid caalami ah. XIGASHO NEWS BREAK.