UAE OO QABTAY NIN BAXSAD AHAAY.

SHANJAY SHAH.

(DUBAI)-Ciidamadda booliska ee dalka Imaaraatka Carabta Midoobay ayaa maanta oo Jimca ah sheegay ineey xireen qorsheynaayaane ineey ku simaan gacanta dawladda Denmark nin u dhashay dalka Ingiriiska kaaso baxsad ka ahaay cadaaladda kuna eedeysnaay inuu ahaay caqligii ka dambeeyey in la dhacao lacag canshuur ah oo dhan (1.7)-milyan oo doolarka Maraykanka ah,waane dhacii ugu weynaa abid ee soo mara dalka denmark,qabashada ninkaan baxsadka ah lana yiraahdo sanjay Shah ayaa imaaneyso ka dib markii eey heshiis wada galeen dalalka Imaaraatka iyo denmark bishii Maarso-2022-ka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

DIL KA DHACAY KANIISAD DALKA NAYJERIYA.

Next
Next

NEW ZEALAND OO WAX KA QABANAYSA..