TUUGA MUQDISHO JOOGA IYO KAN NAIROBI KEEBAA…
(SAWIRKA)-TUUGA DADKA KU DHACA KENYA.
(NAIROBI)-Marka aad joogtid magaaladda Muqdisho ee ah caasimadda Soomaaliya waxa aad maqleysaa amaba aad baraha bulshada ku arkaysaa Tuug si xeeladeysan u dhacaayo goob Ganacsi magaaladda Tuuga ayaa waxaa qabata Kaamerada Qarsoon CCTV-da ka dibne waxaa la soo dhigaa Facebook-ga ama Tiktok-ga si loo ogaado qofka uu yahay la isaga ilaaliyo si uu mar kale dhac ugu gaysan dad Ganacsata ah isla markaasne ey awood u helaan hayadaha amaanka ee caasimada iney magaalada ka raadiyaan Tuugaan. Hadaba sheekada maanta ma aha mid ku saabsan magaaladda Muqdisho ee waa mid ka dhacday dalak Kenya Caasimadiisa ee Nairobi,dhibaatada ayaa waxa ey ku dhacday Ganacsato Soomaaliyeed waxaane u gaystay tuug wlaalkood ah balse alle iimaanka ka qaaday.
ISHA/BBC-SOMALI.