TURKIGA OO SOOMAALIYA KA KAALMEYN DOONO…
SOMALIA IYO TURKIGA.
(ISTAMBUL)-Dalka Soomaaliya waxa uu ka mid yahay wadamadda uu Turkigu ka kaalmeeyo dhinacyo fara badan aadne looga jecel yahay gudaha dalka Soomaaliya,dalka Turkiga ayaa waxa uu soo tababaraa qeybaha kala gedisan ee Ciidamadda Qalabka Sida ee Soomaaliya laakinse hadda dalka Soomaaliya ayaa waxa uu danayanayaa inuu wax ka kororosado waayaaragnimada dalka Turkiga u leeyahay la dagaalanka Argaixisada Alshabaab fikirkooda ee dhinaca isgaarsiinta ah sida laga soo xigtay masuuliyiin sare oo ka tirsan Wadamadda Geeska Afrika. Da’uud aweys waa Wasiirka Warfaafinta,Dalxiiska iyo Dhaqanka ee dalka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uuna sheegay in wadamadda Bariga AFrika dagaal kula jiraan kooxO argagixisa ah oo kala duwan.
ISHA WARKA AA.