TURKIGA OO LOO GACANGELIYEY NIN BAXASAD AHAAY.
SHAQSIGII LA SOO QABTAY.
(ANKARA)-Shaqsi la tuhmaayey inuu qeyb ka ahaay weerarkii argagixiso ey ku dhinteen dad fara badan,waxa uu weerarka ka dhacay magaaladda Istanbul,shaqsigaan ayaa maanta oo Talaada ah waxaa gacantooda la geliyey dawladda Turkiga,sida laga soo xigtay dawladda Turkiga. Masuuliyiinta dalka Bulgaariya ayaa gacanta ku soo dhigay Hanzi Golge oo kaalmeeyey nin baxsad ka ahaay cadaaladda ninkaan ayaa la yiraahdaa Bilaal Xasan waxaane ninkaan raadinaayey dalka Turkiga ka dib markii uu ka qeyb qaatay qarax bam oo ka dhacay xuduuda labada dal sida ey cadaysay dawladda Turkiga,sidaas waxaa sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Turkiga Suleymaan Soylu mar uu waraysi siinaayey Tv-ga dalka Turkiga.
ISHA WARKA AA.