TURKIGA OO DALKISA KA MUSAFURIYEY 1000-QOFOOD.

XARUNTA MUHAJIRIINTA TURKIGA.

(ANKARA)-In ka badan kun qofood oo ah muhaajiriin aan sharci ahayn ayaa laga musaafuriyey dalka Turkiga inta u dhexeysay kowda ilaa shanta Bishaan janaayo-2023-ka,sidaa waxaa maanta oo Axad ah sheegay hayadda socdaalka dalka Turkiga. Tirada guud ee muhaajiriinta aan sharciga ahayn ayaa dhan 1028-qofood waxaan Turkiga laga musaafuriyey kun ayaga ka mida mudadii u dhexeysay 1-5/1/2023-ka,sidaas waxaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray Madaxweynaha waaxda maamusho Muhaajiriint adalka Turkiga.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

GOLAHA AMAANKA QM OO U KORDHIYEY LIX BIL..

Next
Next

IRAANI LAGU XIRAY JARMALKA.