TOOGASHO KA DHACDAY WASHINGTON.

GAS STATION-KA TOOGASHADU KA DHEX DHACDAY.

(WASHINGTON)-Toogasho ey ku dhinteen seddex qofood ayaa waxa ey ka dhacday dalka Maraykanka gaar ahaan gobolka Washington,togaashadaan ayaa la soo sheegay ineey ku dhinteen dad gaaraayo ilaa seddex qofood. Sida laga soo xigtay madaxa booliska Yakima Matt Murray toogashada ey dadka ku dhinteen ayaa ka dhacday gudaha goob laga suuqaysto,dhacdadaan ayaa dhacday xalay waqti dambe waxa eyna ciidamadda booliska xireen dhammaan wadooyinka soo galo goobta toogashadu ka dhacday.

ISHA WARKA CNN.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DALKA NORWAY OO MARTIGELIN DOONO…

Next
Next

WAAXDA LACAGTA MARAYKANKA OO CUNAQABATEYN…