TOOGASHO KA DHACDAY…
PORTLAND.
(PORTLAND)-Sannadkaan 2022-ka dalka Maraykanka waxaa ka dhacay toogasho loo gaysanaayo dadka ka suuqaysanaayo goobaha ganacsi gaar ahaan dadka da’ada ah ee aan awoodin ineey soo adeegtaan maalin kasta balse adeegta todobaadka dhammadkiisa,hadaba qof ka shaqeynaayey amniga goob ganacsi ayaa waxa uu dilay laba ruux gudaha degmada Bend ee caasimadda gobolka Oregon ee Portland,toogashada ayaa waxa eey ka dhacday suuq laga adeegto waxaa kala yaacay dadkii ku sugnaay gudaha suuqa qaar ka mida dadkii addeganaayey ayaa isku dhex qariyey badeecaddii tiilay goobta ganacsi iyo gaariyadda lagu soo qaato alaabadda laga soo iibsado goobta ganacsi,dhacdadan ayaa waxa eey dhacday maalintii shalay oo ahayd Talaado.
ISHA WARKA AP.