TALYAANIGA OO LAGU CAMBAAREEYEY DHEGAYSIGA TELEFOONADA…
Sida aan la socono dalka Talyaaniga waxa uu xuduud dhinaca badda ah uu la leeyahay dalka Liibiya waxaane dhacday in dad fara badan oo tahriibaayey dalka Talyaaniga eey ku dhinteen badda u dhexeeyso Liibiya iyo Talyaaniga,hadaba dalkaas Talyaaniga ayaa hadda waxaa ka bilaabatay arrin aan horay loola socon oo ah in la dhegaysto telefoonadda wariyeyaasha ka soo waramo xaaladda Tahriibayaasha ka imaanaayo dalka Liibiya soona gelaayo dalkaas Talyaaniga,arrinta ayaa hadda gaartay baarlamaanka dalka Talyaaniga in looga hadlo dhegaysiga Telefoonadda wariyeyaasha warka ka soo diraayo dalka Liibiya iyo xarumaha lagu haayo tahriibayasha markeey soo garaan dalka Talyaaninga.XIGASHO ARAB NEWS.