TALISKA DHEXE EE CIIDAMADA MARAYAKANKA OO SHAACIYEY…

(SAWIRKA)-DIYAARADAHA MARAYKANKA OO KU DUL DEGAAYO MARKAB DAGAAL.

(WASHINGTON)-Laba ka mid ah ciidamadda badda ee dalka Maraykanka ee lagu waayey xeebaha dalka Soomaaliya xilli uu socday hawlgal lagu soo qabtay hub lagu soo sameeyey dalka Iraan una socday Xuutiyiinta dalka Yeman ayaa maanta oo Axad ah la shaaciyey in la dilay. “Waxaan ka xunahay inaan ku dhawaaqno in baaritaan dheer oo socday muddo toban maalmood ah ka dib labadii inaga maqnaay kana tirsanaay ciiadamadda badda ee Maraykanka aan la soo helin,xaaladoodana loo bedelay iney dhinteen”Taliska dhexe ee ciidamadda Maraykanka(CENTCOM) ayaa ku yiri hadal uu maanta oo Axad ah uu soo saaray,ciidamada ayaa weday hawlgalo soo kabasha ah.

ISHA/AXIOS.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

XUUTIYIINTA YEMAN OO SOO IIBSANAAYO HUB CUSUB.

Next
Next

MASAR OO HANJABTAY ITOOBIYA.