SWEDEN OO LAGU QABTAY BOORSO..

BOOLISK SWEDEN.

(LONDON)-Booliska dalka SWDWEN ayaa maanta oo Isniin ah sheegay ineey heleen boorso eey ku jiraan waxyaabaha qarxo lana soo dhigay goob eey ka jirtay xaflad sannadla ah maalintii shalay oo Axad ahayd. Hadal eey soo saareen booliska ayey ku yiraahdeen”Booliska waxa eey qiimeeyeen boorsada eey heleen shalay oo Axad ahayd kana heleen Kunstrdadgarden eeyna ku jireen waxyaabaha qarxo”.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QADAR IYO IMAARAATKA OO ISKU HAAYO…

Next
Next

DADKII DILAY WASIIRKII CADAALADDA KGS OO…